Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo Kadib markii ay ku biirtay Xisbi kale !(Sawiro)

Warbaahinta dalka Hindiya ayaa si weyn u hadal heysa Lamaane siyaasiyiin ah oo u dhashay dalkaasi oo qarka u saaran in ay kala tagaan, kadib markii ku kala biireen labo xisbi oo iska soo horjeeda. Sheekada Lamaanahan ayaana Warbaahinta si weyn u qab satay kadib markii Sujata Mondal Khan, oo horey uga tirsaneed xisbiga uu … Continue reading Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo Kadib markii ay ku biirtay Xisbi kale !(Sawiro)